Madaxweynaha Galmudug oo baaq nabadeed u diray Bulshada Galmudug.

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in ay si dhab ah uga shaqeeyaan nabadda, wadajirka, iyo horumarka deegaanadooda.

Baaqan ayuu Madaxweynaha jeediyay isagoo ka hadlayay munaasabada furitaanka shirka nabadeynta beelo walaala oo Dhuusamareeb ka furmay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here