Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug.

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Kaarie ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta Galmudug.

Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha Federalka, wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta galwasiir dowladaha wasaradda Arimaha Gudaha Galmudug iyo masuuliyiin kale. Kuwaas oo kasooqayb galay dhagax dhiga xarunta wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here