Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qayb galay daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran ee Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamarreeb.
Wajiga koowaad ee daah-furka xurumaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaran ee Galmudug ayaa ka kooban ilaa afar dagmo oo kala ah Caasimadda Dhuusamarreeb, Cabudwaaq, Gaalkacyo iyo Cadaado.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan soo jeedinaysa.