Madaxweynaha Galmudug oo Dhuusamareeb kadaah furay shirweyne dib u heshisiin ah

0
52

Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Shirkan dib uheshiisiinta ee laga daah furay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa ah mid dib uheshiisiin rasmi ah loogu samaynayo beelaha dega degmooyinka Balanbal iyo Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug.shirkaan oo ay kaso qayb galeen madaxda dhaqanka beelaha dib uheshiisiinta loosamaynayo ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada arimaha gudaha,federaalka iyo dib uheshiisiinta Galmudug iyadoona uu daahfuray madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye”QoorQoor”.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here