Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo ka furay shirweynaha nabadda gobolka Mudug .

0
92

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariya oo maalmahan howlo shaqo u joogay Magaalada Gaalkacyo ayaa daah-furay furitaanka gogosha nabadda beelo walaalo ah oo horray ugu dagaalamay deegaanno kamid ah gobolka Mudug.
Shirkan oo ay qabashadiisa iska kaashadeen maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan labo dhinac Puntland iyo Galmudug, Odaayasha Dhaqanka dhinacyada dagaalamay iyo bulshada rayidka ah.

Warbixintan waxaa faah faahineysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here