Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maxamed Xuseen Jaamac “Macruuf” u magacaabay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxwaynaha Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa lagu magacaabay wasiirka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed