Madaxweynaha Galmudug oo wasaaradda arimaha gudaha Galmudug ku amray in ay qiimeyso shuruudaha degmanimo ee Gadoon.

0
47

 

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdi uu hugaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug qeybna ay ka ahaayeen labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyey Gadoon.
Ujeedka wafdiga Madaxweynaha Galmudug ee Gadoon ayaa ah sidi qiimeyn lugu sameyn lahaay gadoon oo maamulkeda iyo bulshadaba doonayan in degmo noqdaan.

warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nour

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here