Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta caafimaadka iyo daryeelka xoolaha ee degmada Baxdo.
Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole ee Dowladda Galmudug, maamulka degmada, iyo qaybaha bulshada deegaanka.
Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.