Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa deegaanka Burka Diirimeed ka daahfuray Shirka dib u Heshiinsiinta Beelihii Walaalaha ahaa ee dhowaan ku dagaalamay deegaano hoos yimaada Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor