Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Kahadlay Saameynta Fatahaadaha Soo laalaabtay ee Wabiga Shabeelle isagoo Sheegay In fatahaadaha Wabiga Shabeelle laga qabtay Wax badan waxaana uu u Mahadceliyay Ganacsatada iyo Bulshada Qeybaheeda kaladuwan ee kaqeybqaatay dadaalka xal uhelidda fatahaadaha Wabiga Shabeelle.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdifah Mohamed Ahmed