Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS oo kormeer ku tagay xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

0
106

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxwaynaha Jammhuuriyadda Federaalka Soomalaiya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xarunta Booliiska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho halkaas oo madaxwaynuhu uu kulan kula qaatay ciidanka Booliiska, Saraakiisha iyo saraaiil xigeennada waxaa uu la wadaagay dhiirii-gelin iyo talooyin guud oo ay kamid tahay hagaajinta dhaqanka ciidanka Booliiska iyo dib u-habatnta xogta Booliiska.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here