Madaxweynaha JFS oo Furay Shir looga hadlayo Arimaha garsoorka dalka.

0
104

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka madaxwaynaha ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u tahay helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada dalka.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here