Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu xusayay 82 guuradii Ururka SYL.
Madaxweynaha ayaa ammaanay kaalintii SYL ee xornimada dalka, wuxuuna dhallinyarada maanta ugu baaqay in ay door muuqda ka qaataan dowlad-dhiska.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor