Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in si wada jir ah loo horumariyo dastuurka dalka

0
95

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne Jamuuriyadda fedalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay si wada jir ah uga qeebqataan hormarinta dastuurka dalka maadaama dastuurku lagama maarmaan u yaha dowladnimada dalka.

Waxa uu sidoo kale Saamileyda Siyaasadda ugu baaqay in ay ka qayb qaataan horumarinta dastuurka dalka.

Warkan waxaa faah faahianyasa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here