Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka, taasi oo ay magaalada Muqdisho ka hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed.
Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay xildhibaano,wasiro,maamulka gobolka iyo ganacsatada soomaliyeed.
Hamdi Dirie Ali ayaa soo jeedinaysa.