Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xariga ka jaray dib-u-dhis lagu sameeyay Xarunta Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose.
Goobaha adeega bulshada ee kala ah Saldhigga Dhexe ee Degmada Kismaayo iyo Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose oo dib-u-dhis lagu sameeyay ayaa waxaa hirgelisay Dowladda Jubaland.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor