Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dhibaatada ay kuheyso jarista dhirta ee deganadda Maamulkas.

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay dhibaatada jarista dhirta iyo ugaadhsiga sharci darada ah ee ka jira deeganada Jubbaland , isagoo faray hay’adaha sharciga iyo lamaha amniga inay laba jibaaraan dabagalka dadka ka shaqeeyaa jarista dhirta iyo ugaadhsiga sharci darada ah.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa bulshada qeybahooda kala duwan ugu baqadey in ay beeraan dhirta si loo helo deegan cagaraan.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here