Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo ka furay shirkweynaha dib u heshiisinta beelaha walaalaha ah ee dhawaan ku dagaalamay Degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Madaxweyne Ahmed Madoobe oo furitaanta shirka ka hadlay ayaa sheegay in ka maamul ahaan diyaar u yihiin iney door ka qataan joojinta colaadaha beelaha.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor