Madaxweynaha Jubbaland oo madaxda dowlada iyo kuwa dowlad goboleedyada ugu baaqay dhismaha Garsoor Madaxbanaan.

0
107

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlada faderaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ugu baaqay iney ka shaqeeyan dhismaha garsoor madaxbanaan.

Dhanka kale madaxweyne Ahmed Madoobe ayaa ka codsaday in arimaha siyaasada laga dhexsaaro Cadaalada.

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here