Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Somalia ayaa Dhagax dhigay Terminalka garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay oo qaab Casri ah loo dhisayo
Waxana munaasabadda dhagax dhigga goob joog aha masuuliyiin ka tirsan golaha wasiiradda dowlad goboleedka koofur galbeed Somalia .
Madaxweynaha koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Mohammed Laftagareen Oo Dhagax dhigga Terminalka garoonka diyaaradaha magalada Baydhabo ka hadla ayaa sheegey kaliinta muhiim ah ee uu ka qaadan karo dhismaha garoonka dhaqalaha dowlad goboleedka koofur galbeed Somalia .
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Sacdiyo Abdulqaadir Yusuf