Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka (NIRA) ee magaalada Baydhabo ayaa qaatay kaarka aqoonsiga muwaadinka. Munaasabadda xarig-jarka waxaa ku wehlinayay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka, wasiirro, xildhibaanno ka tirsan Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed