Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan howlo shaqo ujoogay Degmada Cadaado ayaa booqday deegaanka Docolley oo hoostaga Degamada Cadaado, isagoo la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada Deegaanka madaxweynaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka docolay ayaa kawada hadlay hormarinta iyo wax kaqabashada caqabadaha deegaanka kajira.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi