Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo xariga ka jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe Magaalada Jowhar

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Ali Abdullahi Xusen Guudlaawe ayaa xariga ka jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe ee dalka uu ku yeelan doono Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle.

Munaasabadda oo lagu qabtay xarunta bangiga dhexe ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, dowlad goboleedka Hirshabeelle, maamulka Gobolka kan degmada iyo Marti sharaf kale.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here