Madaxweynaha Puntland oo xarriga ka jaray xarunta Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Puntland

0
95

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarriga ka jaray xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland oo laga xariga jaray magalada Garoowe ee xarunta maamulka puntland . Xaruntan ayaa noqon doonta mid casri ah oo xiriir wanagsan ku yeelan doonaan booliiska iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer puntland.

Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here