Madaxweynaha Soomaaliya oo amar ku bixiyay in la xiro qaar kamid ah jaamacadaha dalka.

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dowladda Federaalka ay dadaal xooggan ku bixinayso sare u qaadista tayada jaamacadaha, si loo helo waxbarasho tayo leh oo la jaanqaadaysa heerarka caalamiga ah.

Shaqadaas ayuu sheegay in loo xil saaray Guddiga Tacliinta Sare ee dalka, kuwaas oo laga sugayo inay kormeeraan jaamacadaha, qiimeeyaan heerarkooda, una diyaar garoobaan tallaabooyin lagu hagaajinayo waxbarashada sare.

Abdulahi Abdulkadir ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here