Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin u diray dowlada Itoobiya.

0
30

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowlada Itoobiya dooneyso iney qaadato dhul ka mida soomaaliya sida uu sheegay madaxweynaha dalka Xasan sheikh ayaa intaas ku daray in itoobiya dhul soomaaliyeed horey u heysatay hadana dabac kale oo dhul raadisa dowlada iyo shacabka soomaaliyeed ka yeeleyn.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:Abdullhi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here