Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasbad lagu abaal-marinayay Saraakiisha Ciidamada Ammaanka iyo Howl-wadeenada Wasaaradda Waxbarashada ee doorka muhiimka ah ka qaatay qabsoomidda Imxitaanka Qaran ee dugsiyada sare ee dalka.
Madaxweynaha ayaa wasaarada waxbarashada dalka ku.amaanay qabashada Imxitaan midaysan kaas oo ay ardayda Soomaaliyeed si isku mid kugaleen meel kasta oo ay joogaan
Warkan waxaa faah faahinaya:liiban Maxamed Cabdi