Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta.

0
31

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey Meertada 34-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, 17-kii Maajo 2025. Khudbaddiisa waxa uu kaga hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya xaaladda dalka, mowqifka dowladda Federaalka ee arrimaha gobolka iyo Carabta, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga heer Carbeed.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here