Madaxweynaha Soomaaliya oo Mugadisho uga qeybgalay munaasabadda 26 June.

0
133

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka.
Munaasabadda waxaa sidokle ka qeybgalay masuuliyiin isugu jira xildhibaano,Wasiro siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Hamdi Diriye Ali  ayaa soo jeedineysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here