Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka daah furay shirweynaha xoojinta iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika

0
63

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka furmay shirwaynaha xoojinta iskaashiga ee urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika ee EAC, kaas oo ay dhowaan xubin ka noqotay Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa furitaankiisa ka qayb-galay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo daa-furay kulanka, wasiirro, xildhibaanno, safiirada caalamka, madaxda jaamacadaha dalka iyo aqoonyahanno ka socda Bariga Afrika iyo caalamka.

Warkan waxaa faahfaahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here