Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladiisa ka go’an tahay qabashada doorasho Qof iyo Cod ah

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar utahay in dalka ay gaarsiiso doorasho Qof iyo Cod ah.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaliya ayaa Tilmaamay in arinta Doorashada iyo deyn cafinta ay Soomaliya uleedahay ahmiyadweyn weeyn.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here