Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ka go’an tahay xoojinta ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo dhameystirka shuruucda arrintaas taageeraya.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor