Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Balan-qaaday Dhismaha xarunta Maamulka degmada Dπ‘πšπ›π›πšπ ee Gobalka Galgaduud

0
52

DhuusamareebΒ (Radio Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa balan-qaaday Dhismaha Xarunta maamulka degmada πƒπ‘πšπ›π›πšπ ee Gobalkan Galgaduud.
Gudoomiyaha degmada Dhabad Adan Gabe ayaa sheegay in kulan magalada Dhuusamareeb kula qateen Madaxweyne ku xigeenka uu balan qaaday dhismaha xarunta maamula degamda.
Bulshada iyo maamulka Degmadan ayaa Si Is-xilqaan ah kusii billaabay dhismaha Xaruntan.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here