Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ka daahfuray Shirka Ansixinta Adeegyada bulshada.

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka daah-furay shirka Ansixinta Siyaasadda Adeeg-daadejinta Galmudug.

Shirkan oo ay ka soo qayb-galeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Galmudug iyo Qaar kamida Howl-wadeennada maamulka ayaa lagu lafa guray sidii wasaaraduhu u samayn lahaayeen adeeg daadejin heerkeedu sareeyo.

Shirkan ayaa qayb ka ah Shirarka Siyaasadda ee Lagu daadejinayo awoodda dowladnimada illaa heer tuulo, kaas oo ay waddo Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here