Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo saameynta xalalka waara ee Galmudug.

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid iyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowlada Galmudug mudane Axmed Maxamed Cali ayaa maanta Siwadajira Dhusamreeb uga daahfuray Koox-howleedka Xalka waara ee Galmudug.
Galmudug Durable Solutions Working Group). oo ay ku mideysan yihiin hay’adaha dowlada, hay’adaha aan dowliga aheyn ee calaamiga ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here