Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb uga qeyb galay bandhiga buuga uu qoray wasiir ka tirsan Galmudug.

0
90
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-𝐖asiir dowalaha wasaradda cadaalada iyo garsoorka galmudug mudane Abdinaasir Xasan Cali ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda galmudug ku Soo bandhigay BUUGA 𝗟𝗢𝗢𝗠𝗔 𝗟𝗢𝗢𝗗𝗦𝗛𝗘 oo ah buug uu wasiir dowaluhu qoray kana hadalaya dhibaatooyinka qabyaalada lagadhaxlo.
Madaxwayane ku xigeenka dowalada galmudug mudane Ali Dahir Eid, wasiiro, xildhibaano ka tirsan labada gole ee Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada caasimada galmudug ayaa ka qayb galay soo bandhigida BUUGA.
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here