Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Ali Daajir Ciid ayaa kulan Sagootin ah u Sameeyay Masuuliyiintii degmooyinka Galmudug ka socotay ee ka qayb gashay Shir wadatashiga ee Maalmihii u danbeeysay ka Socda Magaalada Dhuusmareeb.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali