Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ay wehlinaayan wasiiro, xildhibaano ka tirsan Jubbaland iyo
maamulka degmada Doolow ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Isbitaalka degmada Doolow ee gobolka Gado.
Ugu horey wax munadabadda xarig jarka ka hadla gudoomiyaha degmada Doolow Mohamad cabdule xuseen wax uuna sheegey in xarig jarka isbitaalka cusub oow wax badan ka bedeli doono bahiyihi Caafimaad ee ka jira degmada Doolow.
Warbuxuntan waxaa faah faahainaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf