Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo Dhuusamareeb ku soo xiray shir ku saabsan dib u heshiisiinta iyo dowlad wanaaga

0
90

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda rrimaha gudaha federalka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug ayaa manta magaalada Dhuusamareeb kusoo xirtay shirka arrimaha Dib-u heshiisiinta, Dowlad wanaagga iyo xasilinta Dowlad goboleedka Galmudug. Shirkan inta uu socday waxaa ka qayb-galay xubno ka socday odoyaasha dhaqanka ee DEgmooyinka Galmudug.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here