Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyas cismaan Lugatoor, ayaa xariga ka jaray dib-u-habeyn lagu sameeyay dhismaha xarunta dhexe ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland.
Munaasabada xarigjarka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirada deegaanka ganacsato iyo maamulka degmada Garowe.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed