Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan DFS ayaa dhinacyadii ku dagaalamay degmada Luuq ugu baaqay xabad joojin shuruud la’aan ah, iyo in la badbaadiyo hantida shacabkii barakacay
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Mudane Axmed Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay qodobo hordhac ah oo guddigaan colaadii dhacday ka soo sareen.
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed