Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug oo Shir Gudomiyah Shirka Golaha Wasiirrada galmudug

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa Shir Gudomiyah Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug

Shirka Golaha ayaa warbixin loga dhagaystay Wasaradaha Arimaha Gudaha,Amniga,Dakadaha ,Gadiidka Cirka iyo Dhulka iyo Gudiga Shaqalaha Rayidka Galmudug

Golaha ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasarada Arimaha Gudaha ee Dagmanimada Dagmada Cusub ee XERO-DHAGAXLEEY ee Gobolka Mudug.

Golaha ayaa Warbixin ku saabsan Amniga Galmudug iyo la dagaalanka dagaalada qabaa.ilaadka ka dhagaystay Wasiirka Amniga gudaha Galmudug

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here