Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo Wasiirka amniga gudaha XFS oo Dhuusamareeb ka shirka Wadatashiga Horumarinta Amniga.

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxwayne ku xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug iyo oo uu wehliyo wasiirka wasaaradda aminga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug uga fureen shirka horumarinta amniga guud ahaa dalka. Shirkan waxaa sidoo kale ka qayb-galaya talisyada labada heer ee Booliiska.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here