Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha, Cali daahir ciid ayaa qasriga Madaxtooyada ka daah-furay shirka wadatashiga ee iswaafajinta qorshaha dhaqan-gelinta siyaasadaha, iyo habraacyada muhiimka ah ee heerarka dowladda.
shirkan oo maalmo socon doona, waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ay kamid yihiin agaasimaha guud ee madaxtooyada dowlada Galmudug, agaasimayaasha wasaaradaha Galmudug, gudoomiyaal degmo iyo howlwadeeno kale.
Liibaan Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.