Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa manta kormeeray Dhismaha Xarunta Cusub ee Dowladaha Hoose ee Dhusamareeb iyo Dhismaha Shaybaarka Dhismaha ee Galmudug
Kormeerka madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa ugu horayn kaga warbixiyey Dhismayaasha iyo kasocota caasimada galmudug Gudoomiyaha degmada ahna Duqa caasimadda galmudug Cabdiraxmaan cali maxamad geedo qorow
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa Duqa Caasimada faray in la dardargaliyo Dhismayaashaan iyo laamiyo logu talagalay in la mariyo Bartamaha iyo Xafadaha Magaalada.
waxaana inoo soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi