Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka dowaladda galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa xilka u kala wareejiyay wasiirka cusub ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowaladda galmudug mudane Maxamed Xuseen Jaamac “Macruuf iyo wasiirkii hore ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha galmudug Mudane Abdiwahab Sheikh Abukar.maxadwayne kuxigeenka ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay in uu guto waajibaadka loo.igmaday ee ku.aadan Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi