Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland

0
77

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Kadib munaasabad kadhacday madaxtooyaada Jubbaland ayaa waxa
xilka kula kala wareegayay wasiirkii hore ee arrimaha gurada Jubbaland iyo wasiirka hadda xilka loo magacaabey waxana munasabada ka soo qeeb galey Madaxweyne kuxigeenka koobaad Jubbaland xubno ka mid golaha wasiirradda Jubbaland iyo qaar ka mid ah bulshada qeybahooda kala duwan.Waxa Munaasabada siwada jir Ah uga hadlay Ugas cumar xiirey oo mid ah odayaasha dhaqan iyo Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ee xilka la wareegay wax ayna sheegeen inay siwadajir ah bulshada ugu shaqeydoonaan.Dhanka kale madaxweyne kuxigeenka Jubbaland maxamuud Said aadan oo munaasabada soo xiray ayaa kula dardarma wasiir xilka loo magacabey in uu waajibaadkiisa si wanagsan u guto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here