Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Maamulka dowlada hoose ee degmada Galkacyo Galmuduga soo qaban qaabiyay kullankaan oo looga hadlayay arimaha bulshada sigaara muranada dhulka iyo sidii lagu xalinkaro arimahaas.
Gudoomiyaha degmada Galkacyo Abdirihman sheikh Hassan Jimcale oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in qilaafaadka dhulku yahay mushkilad weyn oo ka jirta magaalada bulshada ay doorkoda ka qataan in hoos loodhigo muranad qeybna ay ka noqdaan xalalka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor