Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliin uu ka mid yahay
Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee galmudug Cabdirahmaan Sheekh Xasan ayaa Ka qeyb qalay Daah-furka tababarka Farsamada Gacanta
Kaa oo loo qabtay ku dhawaad
500 Oo Arday ah si ay noloshoda umareyaan .
Duqa Degmada Gaalkacyo oo ka hadlay daah-furka Tababarka Ayaa sheegay in Arday La Bari doono Xirfadaha kala duwan ee Farsamada Gacanta oo ay baahi weyn u qabeen in la Baro si ay Mustaqbalka ugu Shaqeyntaan.
Warkan waxaa soo jeedineyss:Sadio Abdulkadir Yusuf