Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):Wasaaradda Haweenka ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay Hindiso Sharciyeedka iyo meel marinta ka hortaga gudniinka Fircooniga.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Golaha wakiilada Jubbaland, Wasiiro , iyo xubno ka socday Wasaaradda Haweenka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed